Dhageyso: Madaxa Macadka Heritage C/rashiid Khaliif: “Dowladu waxay u baahan tahay in shacabkeeda kasbato haddii kale iyadoo dhutineyso ayuu waqtiga ka dhamaanayaa

61

Masuul ka tirsan Macadka Heritage Somalia C/rashiid Khaliif ayaa dowlada ugu baaqey in shacabkeeda kasbato oo ay kalsooni ka raadsato haddii ay ku dambeyn doonto inuu waqtigu ka dhamaado iyadoo dhutineysa.
[audio:http://idalenews.com/wp-content/uploads/2013/08/AbdirashidKhalif.mp3]

Dood-Kulul

Halkaan ka dhageyso dooda oo dhameystiran [audio:http://realaudio.rferl.org/voa/SO/2013/08/09/7b358282-c594-4621-9d2d-0a2a35369dcd.mp3]

Idale News ONline

You might also like More from author

Comments are closed.