Dhageyso: Nabadoon Xasan Xaad: “Haddii Fashil Amaanka Muqdisho Jiro Madaxda dowlada uu Tarzan ka mid yahay ayaa eeda leh, Odayaasha dhaqanka yaan loo saarin…””

0

Xili maanta Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed-Nuur Tarsan uu eedayn kulul dusha uga tuuray Odayaasha dhaqanka Muqdisho, ayaa waxaa eedaasi ka jawaabay Guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad.

Dhageyso: [audio:http://idalenews.com/wp-content/uploads/2013/08/xaadVsTarsan.mp3]

Halkaan Ka dhageyso via Mobile: xaadVsTarsan

xaad

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.