Dhageyso Beesha Wacdaan oo wasiirka arrimaha gudaha C/kariim Xuseen ku eedaysay cadaalad daro

100

Muranka ka taagan amni darida iyo maamul u sameynta degmooyinka iyo maamulka gobolka Shabeelaha hoose ka jira ayaa saameeyey beelaha degan gobolka  iyo dowlada Federaalka Soomaaliya  iyadoo beelaha qaar ay wasiirka arrimaha gudaha Somalia C/kariim Xuseen Guuleed ku eedeeyeen inuu magacaabaaya dad aan deegaanka ka soo jeedin isla markaasna iska iindha tiray baaqa beelaha deegaanka gobolka Shabeelaha Hoose ee maamul u sameynta degmooyinka iyo gobolka.

Dhageyso Beesha wacdaan Cismaan: Habar Gidir Wlh Blh Tlh kama yeeleyno

[audio:http://aqris.net/wp-content/uploads/2013/07/nabadon-axmed-daqare-iyo-ugaas-warsame.mp3]

Marka

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.