Dhageyso + Video: Odayaasha Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka hor yimid magacaabista Gudoomiyaha Cusub ee Deegaanka Lafoole kuna tilmaamey magacaabistaas “Keygana anaa leh kaadana kula lihi”

60

Banaanbax balaaran oo looga soo hor-jeedo gudoomiye cusub oo dowlada ay u magacaawday deegaanka Lafoole oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose  iyo Odayaasha beelaha dega Gobolka sh/hoose oo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Maamulka Cusub ee loo soo Magacaabay Halkaasi sida uu sheegay Suldaan Maxamuud Jaram

lafoole

[audio:http://idalenews.com/wp-content/uploads/2013/07/lafooleDispute.mp3]


Idale News Online Mogadishu

You might also like More from author

Comments are closed.