Daawo: Odayaal ka soo jeeda beelaha Digil iyo BIyamaal oo Muqdisho ku shiray uguna baaqey Dowlada Federaalka Somalia in wax ka qabato dhibaatada Gobolka Sh/Hoose

34

Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen odayaal ka soo jeeda beelaha Digil iyo Biyamaal isla markaasna looga hadlaayey dagaalada dhowaanahan ka soo cusboonaadey gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ugu dambeyntii waxaa laga soo saarey baaq loo diraayo dowlada Federaalka Soomaaliya oo ku aadan xasarada ka aloosan gobolka.

Daawo kulanka Muqdisho ay ku yeesheen Beelaha Biyamaal iyo Digil:

digilIYoBiyamaal

Idale News Online, Mogadishu Somalia

You might also like More from author

Comments are closed.