Dhageyso: Beesha Habar Gidir oo Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ku eedeysay Mudaaharaadka Marka iyo in uu hurinaayo colaad Beesha Habar gidir ee Gobolka looga soo horjeedo

45

Mid ka mid ah Ugaasyada beesha Habar gidir oo lagu magacaabo Ugaas Cali Xaashi ayaa eedeyn dusha uga tuurey gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose isagoo ku tilmaamey inuu hurinaayo colaada ka dhex aloosan labadaas beelood oo in muddo ah dagaal qaraar u dhaxeeyey, dad badan ay labada dhinac kaga dhinteen dagaal dhowaan ku dhex marey  gobolka shabeelaha Hoose

Dhageyso: [audio:http://aqris.net/wp-content/uploads/2013/07/Ugaas-Cali-Xaanshi.mp3]

siidiShabellahaHoose

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.