Wasiirka Gaashaandhiga Fiqi oo barlamaanka hortagey si su’aalo loogu waydiiyo shaqaaqadii Gobolka Shabelleha Hoose

36

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C/xakiim Fiqi ayaa maanta hortagey Barlamaanka Soomaaliya si uu ugu jawaabo su’aalo ku aadan dagaalada gobolka Shabeelaha Hoose ku dhexmarayaasha ciidamada dowlada oo qaab beeleed u kala tagey. Halka hoose ka dhageyso suaalaha hordhac ah ee wasiirka la weydiiyey.

 

[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/07/Halkaan-ka-dhageyso-kulanka-suaalaha-lagu-waydiinayo-wasiirka-.mp3]

Wasiirka oo si toos uga jawaabaaya su’aalahaas iyo kuwa kale kala soco boggeena dhowaan.

fiqi_gaashaandhiga

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.