Daawo: Somalida Ku nool Minneapolis oo ku qasbay Milkiilaha Mall_ka Karmeel inuu shaqada ka eryo Ilaalada Suuqa oo si xun ula dhaqmay gabar Soomaaliyeed

71

Labo ka mid ah Ilaalada Suuqa Weyn ee Soomaalida ee magaalada Minneapolis kasoo lagu magacaabo Karmel Mall ayaa waxay si xun ula dhaqmeen gabar Soomaaliyeed taasoo dhalinyaro badan oo suuqa ka dukaameysaneysey iyo kuwa kale oo halkaas u yimid iney ka shaaheeyaan ka careysiisey ficilka ay labadaas nin oo security Mall kula dhaqmeen gabar Soomaaliyeed. Dood iyo dagaal dhex maray ciidanka Booliiska Magaalada Minneapolis iyo Milkiilaha Mall oo goobta yimid iyo dhalinyaradii Soomaaliyeed ayaa ugu dambeyn milkiilaha Mall go’aan ku gaarey inuu fuliyo dalabka Soomalida ee ahaa in shaqada uu ka eryo labada nin ee u dhashey dalka Mareykanka ee halkaas ka shaqeynaayey.

Daawo Sida ay wax u dhaceen:

suuqaext

Idale News Online, Minneapolis, MN

You might also like More from author

Comments are closed.