Dhageyso: Gudoomiyaha Gobalka Sh/Hoose Siidi ayaa sheegay in siyaasiyiinta labada dhinac ee Muqdisho ku sugan yihiin kuwa ka dambeeya dagaalka gobolka

61

Guddoomiyaha gobolka Shabellaha Hose C/qadir Maxamed Nuur Siidi ayaa sheegay in dagaalka ka soconaya gobolkaasi laga soo abaabulay gobolka Banaadir.

Siidi

Siidii oo la hadlay  Warbaahinta Muqdisho gaar ahaan Kulmiye   ayaa ku eedeeyay Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya inay qayb ka qaataan hurin collaadaha ka jira gobolka.

Hoos ka dhagayso Waraysiga Guddoomiyaha

[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/07/Cabdulqaadir-Maxamed-Nuur-Siidii.mp3]

You might also like More from author

Comments are closed.