Daawo: Gabdho Hindi ah oo rabay in ay gubaan xijaabka dumarka muslimiinta ah oo iyagii dabkii u gudbay oo damintooda lagu mashquuley

158

Dalka Hindiya waxaa ka dhacey dhacdo aad ugu yaabisey dadkii goob jooga ka ahaa ee daawanaaya gubista dharka xijaabka ah ee gabdhaha muslimiinta xirtaan. Gabdhihii isku dayaayey iney gubaan xijaabkaas oo meel sare la fuuley dadkuna ay hoos ka daawanayeen ayaa dabkii waxuu qabsadey gabdhihii wax gubaayey oo iyagii demistooda ay waqti qaadatey.

Bal Nala Daawa Mucjisaaan ku dhacdey gabdhahaan xijaabka gubaaya sida uu dabka iyaga u ciqaabey oo ugu soo gudbay

womanonfire

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.