Zakariya Xaaji Cabdi oo iska fogeeyey inuu ka mid yahay qaswadayaasha Soomaaliya ee Monitoring Group ay soo saartey

68

Iyadoo shalay warbixin ay soo saareen Kooxda Dabagalka iyo La socodka Qaramada Midoobey uqaabilsan Arimaha Somaliya ee Monitering Group ayaa waxa ay magacaabeen shakhsiyaas Somali ah oo iyagu ay ku sheegeen inay qaswadayaal yihiin

Warbixinta dadka ay magacowday waxaa ku jiray Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid ahaa Aas-aasayaashii Ururkii Dib uxoreynta Somaliyeed ee Fadhigiisu ahaa Asmara iyado uu ka jawaabay warbixinta lagu eedeeyey

[audio:http://www.xuuraan.com/wp-content/uploads/2013/07/SAKARIYE-MAXAMUD-XAAJI-CABDI.mp3]

Sakariye-Xaaji-Cabdi1

Idale News Online Mogadishu

You might also like More from author

Comments are closed.