Dhageyso: Cabdi waal oo beeniyey inuu ku lug leeyahay liiska dadka qaswadayaasha Somalia ee lagu darey

38

Siyaasiga Cabdi Nuure Siyaad oo lagu eedeeyay inuu ka midyahay kooxaha qaswadayaasha ah ayaa wuxuu beeniyay inuu arintaasi wax lug ah uu ku leeyahay.

cabdiwaal

Cabdi Nuure Siyaad oo la hadlay warbaahinta Muqdisho ayaa wuxuu sheegay warbixintaasi inay tahay mid looga been abuuranayo

[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/07/DHAGEYSO-WAREYSIGA-CABDI-NUURE-SIYAAD-CABDI-NUUR.mp3]

Idale News ONline Mogadishu, Somalia

You might also like More from author

Comments are closed.