Kulan 3 cisho ah oo Mombasa uga furmay AMISON, Dowlada Somalia, IGAD iyo AU

44

Warsaxaafadeed maanta kasoo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in AMISOM, IGAD, AU, hay’adaha xidhiidhka la leh AMISOM, Dowlada Somalia , iyo dalalka ciidamada ka joogaan Somalia uu maanta kulan uga furmay magaala xeebeedka Mombasa ee Kenya. Ujeedada kulankaan ayaa lagu sheegay in looga dan leeyahay  in looga hadlo xaalada amni ee Somalia iyo sidii loo abuuri lahaa qorshe AMISOM, Dowlada Somalia  iyo hay’adaha gobolku ay warbixinada si sahlan isugu dhaafsan lahaayeen.

cali-xaamud

Kulankan oo soco doona 3 maalmood ayaa waxaa ka qeyb gali doona  Hay’ada sirdoonka Somalia, Booliska iyo Militariga Somalia. Lama oga in kulankaan uu la xiriiro warqadii dacwada ahayd ee DFS ka gudbisay ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Kismaayo. Warbixin la xirrita arintan oo faahfaahsan hoos ka akhriso:

Warbixinta Dowladda Federaalka halkaan ka click garee

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.