Daawo: Shirkad Canadian ah oo Ceel Shidaal heerkiisu sareeyo ka heshay tuulada Modaagaashe ee ku taala xuduuda Gobalada Gaarisa & Isiyeelow ee dalka Kenya

37

Shidaal baaxadiisa lagu qiyaasay 16 milyan barrels ayaa laga helay deegaanka Modaagaashe  oo hoostaga Garissa County.Shirkad laga leeyahay dalka Canada ayaa shaaca ka qaaday in shidaallka laga helay deegaanka Modaagaashe uu yahay kii ugu badnaa ee laga helo guud ahaan dalka Kenya.

Inkastoo aad loogu farxay shidaalka  ayaa hadana waxaa durba soo baxay khilaaf u dhaxeeyaa labada county Gaarisa iyo Isiyeelow oo isku khilaafsan lahaanshah deegaanka shidaalka laga helay.

 

 

Magaalada Modoogaashe ayaa waxay ku taalaa xadka kala qeybita gobolka waqooyi Bari Kenya iyo gobolka Bariga Kenya.Warbixin arintan ku saabsan hoos ka daawo

You might also like More from author

Comments are closed.