Daawo: Kulan dhex maray Ambassador Nicolas Kay iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland Faroole

54

Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya isla markaana ah Madaxa UNSOM Mr. Nicholas Kay ayaa wuxuu booqasho ku tagey caasimada maamulka Puntland ee Garoowe

ambassadorKay

Madafweynaha Dowlada Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Nicholas Kay waxayna kawada hadleen arrimo u badan muranka dowlada federaalka kala dhaxeeya maamulkooda iyo kan Jubaland iyo arrimaha doorashada ka dhici doonta Puntland dhowaan.

[audio:http://dhanaan.com/dhanaan/wp-content/uploads/2013/07/Kay-and-farole.mp3]

Gabagabadii shirkooda ayaa waxay si wadajir ah saxaafada u siiyeen waxii kulankooda ay kaga wada hadleen iyo sida ay xafiiska siyaasada ee qaramada midoobey kala shaqeyn lahaayeen sidii dalka Somalia siyaasad iyo dhaqaale ahaanba loo xoojin lahaa.

Idale News Online, Mogadishu 

You might also like More from author

Comments are closed.