Daawo: Nolosha Somalida Magan galyada loo diidey ee ku sugan dalka Holand

73

Daawo Soomaalida qaxootinimada u doontey dalka Holand oo dhibaato bani’aadanimo ay ku haysato dalka Holand ka dib markii dowlada dalkaasi ay u diidey aqoonsiga qaxootinimo, qaxootigaas Soomaaliyeed ayaa lagu arkaayaa meelo aan ku habooneyn hoy ama guryo ay hergalaan amaba ay seexdaan xiliga habeenkii ah.

somaliRefugeeNetherland

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.