Dhageyso: Khudbad uu Axmed Madoobe ka jeediyey Madaxtooyada Garowe ee Puntland: “Jubaland Ma ahan Jifo waa qabiilo badan”

48

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo loo yaqaan Axmed Madoobe oo weli ku sugan Puntland, ayaa mar kale difaacay maamulkiisa muranka badan dhaliyey ee Jubaland.

Axmed Madoobe waxa uu ku hadlay wararka sheegaya in Kenya ay dooneyso inay gobollada Jubbooyinka ku darsato dalkeeda iyo in Jubbaland ay dooneyso inay ku biirto dowlado kale iyo in kale.

[audio:http://dhanaan.com/dhanaan/wp-content/uploads/2013/07/Axmed-madoobe-garoowe.mp3]

axmed-garoowe

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.