Dhageyso: Siyaasiga ka soo jeedo Degmada Afmadow Maxamed Amiin oo dhaliiley Xirirka Puntland iyo Maamulka Axmed Madoobe

87

Xildhibaan Maxamed  C/laahi Aadan oo horay uga tirsanaa Baarlamankii KMG ahaa hadana kamid ah siyaasiyiinta sida wayn uga soo horjeeda Mamulka Jubbaland ee Hogaamiyo Sheekh Axmed Madoobe aya dhaliil iyo eedayn kulul dusha uga tuuray Madaxwaynaha Maamulka Puntland C/rixmaan Faroole

[audio:http://kismaayo24.net/wp-content/uploads/2013/07/xildh-m-amiin.mp3]

maxamed-aamiin1

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.