Akhriso:Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka KGS Oo Amar Ku Bixisey In La Banneeyo Dhulka Wasaaradda Beeraha Ee Deegaanada KGS

0
232

Baydhabo(INO)-Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Amar Ku bixisey In la Baneeyo dhamaan Xurumaha Wasaaradda Beeraha Ee Degaanadda Dowladda KGS Soomaaliya.

Wareegto Ka Soo Baxdey Xafiiska Wasiirka Wasaradda Beeraha Iyo Waraabka Mudane Maxamed Xasan Fiqi ayaa laga sheegey Amarkasi , isla markaana waxaa la wargaliyey dhamaan Gudoomiyaasha Goboladda Iyo Degmooyinka Ee 3 Gobolk Ee KGS, Taliyaasha Ciidamadda Iyo Weliba Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ugu dambeyntii Inta badan Xurumihii Hore Wasaaradda Beeraha Soomaaliya  waxaa Degan Dad Shacab ah  iyadoona  qaar ka mid ah loo sameeystey Sabar loogo.

Halkan Ka Akhriso Wareegtadda 

war1

 

 

 

war2

Idale News Online, Xafiiska Baydhabo

Email: Idalenewsonline@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here