About

Idale News is the main web address for Somali and English news website that was created in June 2012 and its mission and goals are to focus on the facts on the ground.

Idale news waa warbaahin hufan iyo xog-waran dhexdhexaad ah oo u diyaarsan iney idiin soo gudbiso warar dhab ah dhacdooyin xiiso leh oo xaqiiqda ku saleysan kuwaasoo ka dhaca dalka gudahiisa iyo dibadiisa.

Waxaana howsha tafaftirka website idalenews.com u xilsaaran shaqaale loo carbiyey oo karti iyo aqoon durugsan u leh inay had iyo jeer idiin soo gudbiyaan warar sugan isla markaasna update ah oo macaamisha website idalenews.com aad u soo jiita.