Trending Now
WARARKA MAANATA
ENGLISH IN NEWS
Cafimaadka
BREAKING: Somalia’s electoral body dismisses re-election of Sports Minister
Somalia’s electoral body has dismissed the victory of Somalia’s minister for Youth and Sports, Mohamed Abdullahi Noah in parliamentary election that took place on...
Cambaarta
Cambaarta waxey kamid tahay caabuqyada ku dhaca maqaarka, waxay caan ku tahay jaan maqaarka kamid ah oo guduud/casaan noqota, biyo gala maqaarka, iyo cuncun...
Dr.Dufle oo ka hadlay qaabka looga hortagi karo cudurka Kaduudiyaha iyo habka loo daweeyo
Muqdisho(INO)— Dr. Cismaan Max’uud Dufle oo ka tirsan dhaqaatiirta Soomaaliyeed, Barrena ka ah Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacada Banaadir ayaa ka hadlay dhibaatada cudurka Soomaalidu...
Maanta oo ah Maalinta Cudurka Sonkorowga Caalamiga ah
Baydhabo(INO)-Maanta oo ku beegan taariikh 14 bisha Nofeembar ayaa waxaa loo dabbaal dagayaa daafaha caalamka oo dhan dadaalada looga soo horjeedo cudurka Sonkorowga ama...
Sport news
Wasiirada Arrimaha Bulshada oo ka warameysa booqashadeeda Turkiga iyo Tuniisiya
Wasiirada Wasaarada Arrimaha Bulshada Marwo Drs Maryan Qaasim Axmed oo booqosho rasmi ku jooga dalka Turkiga ayaa waxay ka warantey kulamada ay la yeelatey...
Dhageyso: Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Eedayey Odayaasha Dhaqanka Ee Gobolka Hiiraan
Hiiraan(INO)--Madaxweynaha dawladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay tagay gobalka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa ka codsaday odayaasha beelaha gobalka in ay ka tagaan...
Daawo:Gollaha Wasiirada KGS Oo Ka Doodey Xaaladaha Bini’aadanimo Ee Ka Jira Degmooyinka Buurhakaba iyo...
Baydhabo(INO)-Kulan ay yeesheen Gollaha wasiirada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa looga hadley arimo dhow ah oo ka jira Degaano iyo ka degmooyinka ka tirsan...
Dhageyso: Wasaarada Gaadiidka iyo Garoomada KGS Oo Ka Hadashey Shilkii Qabsadey Diyaaradii Daallo
Muqdisho(INO)- Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/laahi ayaa ka hadlay Diyaarad ay leedahay Shirkadda Duulimaadka Daallo Arline uu...
Madaxweyne Erdogan oo ka codsaday turkida ku nool Yurub in ay dhalaan ugu yaraan...
Istanbul(INO)- Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu baaqay dadka turkida ah ee ku qool qaaradda Yurub in ay dhalaan ugu yaraan shan...
Recipes
Wasiirka Arimaha Gudaha oo ku eedeeyey Masuuliyiinta Gobolada qarkood iney leexsadaan...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre ayaa xusay inay jiraan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo leexsaday raashin gar-gaar ahaa.
C/llaahi Goodax...